Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Xasuusta Cabdirisaq Xaaji Xuseen

Aqoonyahano Soomali ah oo qurbaha iyo gudaha dalka ku nool ayaa kulan ay Muqdisho ku yeesheen waxay si cilmi ah uga hadleen doorkii arrimaha Soomaliya uu ka soo qaatay iyo waxa noqon kara dhaxal uu ka tegay Ra'iisalwasaarihii hore ee Soomalia Cabdirisaq Xaaji Xuseen oo jimcihii lagu aasay Muqdisho.

Kulankii aqoonyahanada iyo waaya araga Soomaalida ee Muqdisho waxaa joogay Wariyaha BBC Maxamed IbraahimI Moallimu oo ka waramaya.