Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Bandhigga Borame iyo Henley

Lahaanshaha sawirka BBC World Service
Image caption Qaar ka mid ah dhallinyarada soo bandhigtay dhaqanka iyo hiddaha Soomaalida

Magaalada Henley ee dalkan Britain ayaa mataanno la ahayd magaalada Boorame muddo tobonnaan sano ka hor ah.

Haddaba, Shalay ayaa magaaladaas lagu soo gabagabeeyay bandhig saaxiibtinimo ee labada magaalo xiriiradii horay u dhexmaray iyo dhaqanka guud ahaan Soomaalida.

Farxaan Maxamed Jimcaale, ayaa telefoonka kula xiriiray Yusuf Jaamac Faarax oo ka mid ah dadkii qabanqaabiyay bandhigga.