Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

QM: Tiradda qaxootiga oo korortay

50 Milyan in ka badan ayaa guryahooda uga cararay dagaal iyo ciqaab sanadkii 2013.

Waa tiradii ugu badneyd tan iyo dagaalkii 2-aad ee adduunka.

Kororsiimada waxaa keenay dagaallada Suuriya, Jamhuuriyadda Bartamaha Afrika, Suudaanka Koonfureed.

Warbixinta ayaa faafaahinaysa tirakoob muujinaya qasaaraha hadii aan la joojin dagaalka ama laga hortagin.

.