Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Warbixin maalinta afka hooyo

Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu qabtay munaasabad lagu maamuusayay maalinta Afka Hooyo waxaa ka qeybgalay Madaaxweynaha dalka Jabuuti iyo Wafdi uu hogaaminyay.

Madaxda dowladda Federaalka iyo Marti sharaf ka kala yimid dalka gudihiisa iyo dibadiisa.

Hadaladii madaxdu ay jeedisay iyo dhismooyin la dhagax dhigayba waxaa warbixntan ku eegaya Maxaed Ibraahim Macalimuu.