Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Daawo:Turkiga iyo qorshaha dagaalka Suuriya

Waraysi gaar ah oo uu siiyay BBC ayaa Ra'iisalwasaaraha Turkiga, uu ku sheegay inuu ku dadaalayo in la sameeyo meel aan diyaaradaha dul mari karin waqooyiga Suuriya si shacabka loo badbaadiyo.

Ahmed Davutoglu, ayaa sheegay inuu la shaqayn doono Maraykanka si loo sameeyo meel ammaan ah oo ay dadka ay ku soo cararaan.