Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Dr Maxamud oo ka hadlaya xubnaha taranka ee dumarka iyo dhalmada

Dr Maxamud Axmed wuxuu ka mid yahay dhaqaatiirtii wax ku soo baratay Jaamacada Umada. Wuxuu ku taqasusay dhalmada iyo cudurada xubnaha taranka ee haweenka.

Wuxuu ka waramayaa sida looga hortago ilmo la'aanta iyo cudurada xubnaha taranka.