Kiniinka xumada jabiya ee Neurofen oo la baadhayo.

Lahaanshaha sawirka Reuters

Hay’ada xayeeysiisyada ee dalkan Britian ee magaceeda la yidhaa (ASA) ayaa baadhaysa cabshooyin ay heshay oo ku saabsan in sharikadda soo saarta kiniinka Reckitt Benckiser ay dadka marin habaabisay markii ay xayeesiis TV ku sheegatay in kiniinkoodu Nurofen abaaro barta uu madax xanuunku ka yimaado .

Dhawaana xaakin Australina ah ayaa soo saaray xukun ah in suuqa laga ururiyo Neurofen Express oo si khaldan bushqadeeda ugu qortay waxaan run ahayn