Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Waa kuma aqoonyahan

Waa barnaamij gaara oo aanu ku eegayno yaa loogu yeeri karaa aqoonyahan ama waa kuma aqoonyahan.

Baryahan danbe dhulka Soomaalida waxaa batay dad badan oo darajooyin qaatay sida madax dhaqameed, siyaasi iyo aqoonyahan waxaynu diirada ku saaraynaa barnamijkani kooban yaa mudan in loogu yeero aqoonyahan ama waa kuma aqoonyahan.

Barnamijka waxaa soo diyariyey soona jeedinayaa Cabdiraxmaan Bidhaan Xaaji Daahir.