Denmark oo qudhaanjada adeegsanaysa

Lahaanshaha sawirka PA

Saynisyahano ka tirsan Jaamacada Aarhus University ee dalka Denmark ayaa sameeyey nidam cusub oo loo isticmaalayo Qudhaanjada si ay uga hortagato cayoyaanka wax yeela geedaha tufaaxa . Cilmi baadhayaasha ayaa rajynaya in habkani badbaadin doono dhir badan.Cilmi baadhe Jesper Stern Nielsen ayaa BBC-da u sheegay in qudhaanjada marka hore lasoo xulo.