Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Burburka qoysaska qurbaha

Qoysaska Soomaalida ee qurbaha soo galay ayaa qaar ka mid ah waxaa ku dhaca burbur, iyadoo hadda qoysas badan oo qurbaha degan ay carruurta la nool yahiin hooyada kaligeed.

Haddaba Sahra Cabdullahi Diiriye ooka shaqaysa arrinmaha bulshada ee dalkan Britain ayaa ka hadashay sida xaalka uu yahay.