Doorashada Soomaaliya oo dib loo dhigay
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Doorashada Soomaaliya oo dib loo dhigay

Guddiga heer federal ee doorashada Soomaaliya ayaa iclaamiyey in hawlaha doorashada golayaasha qaranka iyo madaxweynaha ay bilaabanayso 10ka bisha Augus lana soo gabagabeyn doono aakhirka October, waxaana inta u dhexeysa September ilaa oktoobar la dooran doonaa xildhiabanada, guddoonka barlamaanka iyo madaxweynaha.

Abdinuur Sheekh Maxamed ayaa wareystay wariyaha BBC Ibraahim Maxamed Aadan oo shir jaraaid oo maanta uu qabtay guddiga doorashada federalka uga waramay.