Xiritaanka ciyaaraha olimbiga e Rio
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Xiritaanka ciyaaraha olimbiga ee Rio ayaa ku dhamaaday xaflad wayn oo socotay ku dhawaad saddex saacadood

Ciyaarihii Rio ee Olimbiga ayaa lagu soo xiray xaflad wayn, iyo in loo gudbiyay masuuliyadda magaalada Tokyo oo lagu qaban doono sanadka 2020.

Xafladda oo midabo badan lahayd, ayaa socotay ku dhawaad saddex saacadood, iyadoo farshaxanka Brazil lagu soo bandhigay.