Rio 2016:  Ciyaaryahanad reer Mauritius  oo tartanka ka qaybgashay iyadoo karsar qabta
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Rio 2016: Ciyaaryahanad reer Mauritius oo tartanka ka qaybgashay iyadoo karsar qabta

Ciyaaryahanada inay tartamaan olimbiga ayaa ah wax adag. Fabienne St Louis oo ka timid Mauritius, ayaa ka qayb gashay tartanka iyadoo qabta kansar.