Munaasabad isboorti oo lagu qabtay London
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Munaasabad isboorti oo ay ciyaartooydii hore qabteen

Kulan ay ciyoortaydii hore e Soomaaliya uga dheeli jirtay isugu yimaadeen kuna soo gabagabeeynayeen koob ay ku xusayeen Faarax Wehliye Caddow Sendiko, ayaa xalay lagu qabtay koonfurta magaalada London.

Osman Abdi Hassan ayaa ka qaybgalay oo ka waramaya.