Natiijooyinka isreebreebka qaramada Yurub ee K/adduunka

Natiijooyinka cayaarihii la ciyaaray 08 Oktoobar ee isreebreebka qaramada Yurub ay ugu soo baxayaan koobka K/cagta ee adduunka.

Lahaanshaha sawirka Getty Images
Image caption England waxay Malta kula cayaartay garoonka Wembley

Azerbajaan 1 - 0 Norway

Ayrlaan waqooyi 4 - 0 San Marino

Armeeniya 0 - 5 Romaaniya

Montenegro 5 - 0 Kazakhstan

Poland 3- 2 Denmark

England 2 - 0 Malta

Scotland 1- 1 Lituwaaniya

Sloveniya 1 - 0 Slovakiya