Ciyaaraha galabta ee horyaalka Ingiriiska iyo sida kooxaha ay isu arkayaan

Arsenal waxay soo badisay todobadii kullan ee ugu dambeysay Lahaanshaha sawirka Getty Images
Image caption Arsenal waxay soo badisay todobadii kullan ee ugu dambeysay

Ciyaaro aad u badan oo ka mid ah horyaalka Ingrisiika ayaa maanta dhici doona. Kooxaha ayaana wada diyaargarow.

Kooxda Arsenal ayaa ka mid ah kuwa maanta ciyaaraha waxayna la kumeysaa Middlesbrough.

Todobadii ciyaar ee ugu dambeysay, kooxda Arsenal lagama adkaan taas oo ka dhigtay inay noqoto kooxda maanta ugu wanaagsan horyaalka.

Macallimka kooxda Arsene Wenger oo u dabaal degaya sanad guuradiisa 67-aad, ciyaaryahanada waxay doonayaan inay ka farxiyaan.

Waxaa kaloo ciyaaraya Liverpool oo marti gelineysa West Bromwich Albion.

Is aragga kooxaha maanta

  1. AFC Bournemouth ? - ? Tottenham Hotspur
  2. Arsenal ? - ? Middlesbrough
  3. Burnley ? - ? Everton
  4. Hull City ? - ? Stoke City
  5. Leicester City ? - ? Crystal Palace
  6. Swansea City ? - ? Watford
  7. West Ham United ? - ? Sunderland
  8. Liverpool ? - ? West Bromwich Albion

Mowduucyada la xiriira

Warar kale oo dheeraad ah oo la xiriira qodobkan