Daawo: Taariikhda Pierre-Emerick Aubameyang
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Daawo: Taariikhda Pierre-Emerick Aubameyang

Ilaa iyo intii uu ka billaabay mihnadiisa kooxda Borussia Dortmund, weerarka reer Gabon, Pierre-Emerick Aubameyang, aad baa loola dhacay.Waxaa xiddigan loo magacaabay inuu u tartamo abaalamrinta BBC-da 2016.