Cayaaraha horyaallada Yurub

Goolhayaha Tottenham Hugo Lloris wuxuu gool-ku-laad (rigoore) ka qabtay Monaco. Lahaanshaha sawirka Reuters
Image caption Goolhayaha Tottenham Hugo Lloris wuxuu gool-ku-laad (rigoore) ka qabtay Monaco.

Natiijooyinka cayaarihii horyaallada Yurub ee 22 November, 2016.

Monaco 2 - 1 Tottenham
Borussia Dortmund 8 - 4 Legia Warsaw
Sporting 1 - 2 Real Madrid
Leicester 2 - 1 Club Brugge
CSKA Moosko 1 - 1 Bayer Leverkusen
FC Copenhagen 0 - 0 FC Porto
Dynamo Zagreb 0 - 1 Lyon
Sevilla 1 - 3 Juventus