Falanqeyn: Ciyaaryahano ayaa la siindoonaan kooxda ciyaartoyda ay shilka uga dhinteen
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Falanqeyn: Ciyaaryahano ayaa la siindoonaan kooxda ciyaartoyda ay shilka uga dhinteen

Tobannaan kun oo qof ayaa waxay isugu tageen magaalada Chapeco ee koofurta Brazil.

Waxay dadkaasi tagayaan karoonka kooxda diyaaradda la burburtay.

Chapecoense ayaa inta badan ciyaartoydeeda ay ku dhinteen burburka diyaaradda oo ku dhacday dalka Comlombia.

Xiriirada kubadda cagta caalamka iyo ciyaaryahanada ayaa ka tacsiyeynaya kooxdaasi musiibada ku dhacday.

Madaxweynaha FIFA, Gianni Infantino, iyo ciyaaryahanada caanka ah intooda badan sida, Pele, waxa ay sheegeen in ciyaarayaha kubadda cagta ay tacsi weyn u taallo.

Lionel Messi iyo Neymar waxay dhankooda ka tacsiyeeyeen dhacdadaasi.

Maxamed Daysane oo kubbda cagta ka faalooda ayaa cabdiraxamaan Bidhaan kawaraysatay shilkaasi ciyaartooyga waxaanu waydiiyey baal kaalinta kooxdanai ku jirtay

Mowduucyada la xiriira