Kulammada Premier League ee Sabtida

Horyaalka Kubadda cagta ee Ingiriiska Lahaanshaha sawirka BBC Sport
Image caption Horyaalka Kubadda cagta ee Ingiriiska

6 cayaarood ayaa galabta iyo caawa dhacaya.

Cayaar Wakhti (Afrikada Bari) Garoon
Crystal Palace Vs Chelsea 15:30 Selhurst Park, London
Middlesbrough Vs Swansea 18:00 Riverside Stadium, Middlesbrough
Stoke Vs Leicester 18:00 Bet265 Stadium, Stoke City
Sunderland Vs Watford 18:00 Stadium of light, Sunderland
Westham Vs Hull 18:00 London Stadium, London
West brom Vs Man Utd 20:30 The Hawthorns, West Bromwich