Warbixin: Horyaalka K/cagta ee Jubbaland
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Warbixin: Horyaalka K/cagta ee Jubbaland

Cayaarihii horyaalka Kubadda cagta ee Jubbaland ayaa shalay ka billowday magaalada Kismaayo.

Cayaartii ugu horraysay ayaa ku dhamaatay barbarro, maantana waxaa la filayaa in cayaar kale ay halkaa ka dhacdo.

Wararka ku saabsan cayaarahaas waxaa noo haya Maxamed Cumar Baakaay.