Ciyaarta maanta ee Liverpool iyo manchester City

Jurgen Klopp iyo Pep Guardiola Lahaanshaha sawirka Getty Images
Image caption Liverpool waxay foodda dareysaa Manchester City caawa

Ciyaarta caawa ee Liverpool iyo Manchester City ayaa xiiso gaar ah leh, maadaama koox kastaa ay isku deyeyso inay dhibcaha soo kororsato.

Waxay u muuqataa in Pep Guardiola qaab ciyaareedkiisa weerarka iyo weerar celinta ah caawa tijaabo ayey mari doontaaa.

Macallimka ay is hayaan caawa ee Liverpool, Jurgen Klopp waxaa lagu tilmaamaa "Tababaraha ugu wanaagsan caalamka", kaas oo sameeya weerar aan caadi ahayn.

Dhibka kale ee Manchester City haysta wuxuu yahay in John Stones uu san ciyaari doonin, ka dib markuu dhaawac jil;ibka ka gaaray ciyaartii Hull City ay la lahaayeen.

Isku aadka Champions League-ga oo dhacay

Riyad Mahrez oo loo caleemo saaray cayaaryahanka Afrika ee BBC 2016

Labada Manchester oo laga yaabo in ay fooda isku daraan Maraykanka

kulamada ugu xiisaha badan waxaa ka mid ah:

Sabti 31 December 2016

Premier League

Burnley iyo Sunderland

Chelsea iyo Stoke City

Leicester City iyo West Ham United

Manchester United v Middlesbrough

Southampton iyo West Bromwich Albion

Swansea City iyo Bournemouth

Liverpool iyo Manchester City

Axad 1 January 2017

Watford iyo Tottenham Hotspur

Arsenal iyo Crystal Palace

Isniin 2 January 2017

Middlesbrough iyo Leicester City

Everton iyo Southampton

Manchester City iyo Burnley

Sunderland iyo Liverpool

West Bromwich Albion iyo Hull City

West Ham United iyo Manchester United

Mowduucyada la xiriira

Warar kale oo dheeraad ah oo la xiriira qodobkan