Muqdisho oo meelaha jirdhiska ay ku soo badanaayo
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Muqdisho oo meelaha jirdhiska ay ku soo badanaayo

Magaalada Muqdisho Horumaro Kala Duwan ayey Hiigsanaysaa Gaar ahaan dhanka Ganacsiga, Waana arrinta qasabtay in Caasimada ay yimaadaan Dad leh Hal Abuur ganacsi oo Dalka ku cusub.

Hada Waxaa Mqdisho ka Furan Tira Dhowra oo lagu Sameeyo Jir dhiska Waxaana u Badan dadka taga dhalinyarada iyo Kuwa Caafimaad ahaan u aada.

Hadaba Maxamed Cumar Baakaay oo Muqdisho Jooga ayaa Booqday Mid kamida Xarumahaas, Warbixintan ayuuna Inoo Soo Diray.

Mowduucyada la xiriira