Sidee loo arkaa ciyaaryahannada ajaaniibta ee ka ciyaarta Soomaaliya
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Sidee loo arkaa ciyaaryahannada ajaaniibta ee ka ciyaarta Soomaaliya

Dadka ayaa siyaabo kala duwan u arka ciyaartoyda ajaaniibta ah ee ka ciyaara kubadda cagta ee Soomaaliya.

dadka qaar ayaa u arka inay hormar keeneen, kuwana waxay u arkaan inaysan hormar keenin.

Hadaba Maxamed Cumar Baakaay ayaa warbixintan ka diyaariyay.

Mowduucyada la xiriira