Falanqayn ku saabsan kulanka adag ee Stoke City & Chelsea
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Falanqayn ku saabsan kulanka adag ee Stoke City & Chelsea

Kulan xiiso leh ayaa maanta dhexmaraya kooxaha Stoke City iyo Chelsea iyadoo todobadii kulan ee ugug dambeysay Chelsea ay martida ku ahayd sida maanta oo kale 2 mar oo kaliya ku badisay.

Warbixin ku saabsan taariikhda labadan kooxood gaar ahaan kulamadii hore iyo waliba hadalada labada tababare waxaa soo jeedinaya Mowliid Xaaji Cabdi.