Daacuun laga soo sheegayo gobolka Ceyn
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Daacuun laga soo sheegayo gobolka Cayn

Magaalada Gobjano ee gobolka Ceyn ayaa Waxaa laga soo sheegaya in uu ka dilaacay cuduka daacuunka.

Dad gaaraya boqol qof ayaa la soo sheegaya in uu haatan soo ritay cudurkani oo maalmihii la soo dhaafay fara ba'an ku hayay dadka deegaanka.

Haddaba xaalada sida ay tahay ayaa waxaanu ka wareysanay Caaqil Jaamac Mohamed Cawad oo ku sugan magaalada Gobjano, wuxuuna u waramay weriyaha BBC-da Bashir Maxamed Caato.