Daawo: Sawirrada Iidda

Image caption Carruur iidda u dabaaldegaysa, Muqdisho
Image caption Gabar yar oo rati saaran, Islii
Image caption Salaadda iidda ka dib, Gaarisa
Image caption Masjid Jaamaca Hargaysa, in yar ka hor salaadda iidda
Image caption Waa meel loogu tala galay in ilmuhu ay ciidaha ku cayaaraan, Muqdisho
Image caption Carruur ku ciyaaraysa meel loogu tala galay, Muqdisho
Image caption Salaadda iidda ka hor, Nairobi
Image caption Salaadda oo la isu diyaarinayo, Hargaysa

Sawirrada waxaa qaaday wariyeyaasha BBC