Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Soomaliya oo ka mid noqotay xiriirka kubadda koleyga FIBA

Image caption Injineer Baana

Xiriirka kubadda Koleyga Soomaliya oo muddo dheer ka maqnaa saxada maamulka ciyaaraha kubadda koleyga ee wadamada Afrika, ayeey hadda u suurtagashay, in uu mar kale dib u soo muuqdo, wuxuuna hadda ka mid noqday, gudiyada maamulka ee xiriirka kubadda koleyga ee Qaaradda Afrika ( FIBA).