Chelsea vs Stoke City

Chelsea
Image caption Chelsea

Kooxaha Chelsea iyo Stoke City ayay BBC si toos ah u tabinaysaa.Waxaa lagu ciyaarayaa guriga kooxda Chelsea ee garoonka Stamford Bridge.

Chelsea waa kooxda haysata koobkan ee difaacanaysaa, waa horyaalka England Premier League.

Chelsea labadeedii kulan ee ugu horaysay tartankan waxay ku badiyeen min 6-0 oo 12 gool ayay dhaliyeen ilaa hadda.

Image caption Stoke

Hase yeeshee, kooxda Stoke City labadii kulan ee ugu horaysay labadaba min 2-1 ayaa looga adkaaday.

Labada koox tee baa badin doonta? meeqa ayaysa ku kala badin doonaan ayaa la is waydiinayaa?