Ciyaarihii Sabtida ee England Premier Leage

Tababaraha cusub ee Liverpool
Image caption Tababaraha cusub ee Liverpool, Hodgson.

Ciyaarihii Sabtida ee England Premiership:Kooxaha Liverpool iyo Sunderland oo si toos ah BBC aan uga sii daynay ciyaarta oo socot bilow ilaa dhamaad, ayaa waxay ku dhamaatay barbaro 2-2.

Arsenal waxaa gurigeeda kaga ugu awood sheegatay kooxda West Brom. Waxaa looga adkaaday 3-2 oo waliba 3-da gool looga hormaray.

Birmingham iyo Wigan waxay isla dhaafi waayeen 0-0.

Blackpool waxaa gurigeeda ugu timid oo waliba kaga badisay 201 Blackburn.

Fulham 0-0 ayay ku kala baxeen Everton.

Liverpool 2-2 Sunderland.

Man City 1-0 ayay kaga badisay Chelsea.

West Ham 1-0 Tottenham.