Manchester United V West Brom

Man United
Image caption Man United

Manchester United waxay la ciyaaraysaa kooxda West Brom.

Ciyaartan, ayaa BBC si toos ah dhagaysatayaasha ugu soo tabinaysaa.

Ciyaaraha kale ee galabta dhacaya waxaa ka mid ah:

Arsenal V Birmingham Aston Villa V Chelsea Bolton V Stoke Fulhan V Tottenham Newcastel V Wigan Wolves V West Ham

Kooxda West Brom waligood kama badin Man United tartanka Premier League.

Ciyaar ay kaga badiso waxay ahayd bishii December, 2003 wareegii afaraad League cup-ka.

Manchester United 11 jeer ayay k badisay kooxda 12 kulan oo ay isaga horyimaadeen.