Cayaaraha England Premiership

Cayaaraha kubadda cagta ee England Premiership oo si toos ah aan mid ka mid ah cayaaraha idiinku soo gudbin jirnay, ayaa maanta aanay cayaar jirin iyadoo ay tahay ciidda masiixiga ee chrismaska.

Hase yeeshee, todobaadkan dhalanaya ayaa cayaaro isdaba joog ah ay dhacayaan laga bilaabo Axadda, kadibna si xiriir ah maalmaha Isniinta, Talaadada iyo Arbacada.

Maalinta Axadda ah, waxaa cayaaraya:

Fulham V West Ham Blackburn V Stoke Blackpool V Liverpool Bolton V West Brom Everton V Birmingham Man U V Sunderland Newcastle V Man City Wolverhampton V Wigan Aston Villa V Tottenham

Isniinta:

Arsenal V Chelsea

Tallaadada: Man City V Aston Villa Stoke V Fulham Sunderland V Blackpool Tottenham V Newcastle West Brom V Blackburn West Ham V Everton Birmingham V Man United

Arbacada: Chelsea V Bolton Wigan V Arsenal Liverpool V Man Utd