Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Taariikhda Cayaaraha Soomaaliya iyo qodobo kale

Barnaamijkan, wuxuu eegayaa heerarkii kala duwanaa ee ay soo mareen cayaaraha Soomaaliya, laga soo bilaabo markii kubadda cagtu ka curatay Soomaaliya iyo hadda, iyo sidoo kale warar la xiriira Cayaaraha gobolada Garowe iyo kuwa England Premiership.

Barnaamijkan ku soo qaadanayna faalooyin iyo warar la xiriira cayaarahan England Premiership-ka.

Waxaa kaloo uu barnaamijkan si faahfaahsan uga hadli doonnaa taariikhda cayaaraha kubadda cagta Soomaaliya marxaladihii kala duwanaa ee ay soo mareen, heerka ay hadda taagan yihiin iyo cayaaraha gobolada ee hadda ka socda magaalada Garowe ee caasimad goboleedka Puntland.