4 Abriil, 2011, 02:49 GMT 05:49 SGA

MO Farah oo BBC waraysi siiyay

Media Player

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Ku daar media player kale

MO Farah

MO Farah

MO Farah waa orodyahanka British-ka ee ka soo jeeda Soomaaliya, wuxu dhowaan ku guulaystay tartanka half marathon-ka ee magaalad New York.

MO ayaa orodyahanka ugu dheereeya orodka masaafada dheer ee dalka Britain oo dhan, isagoo jabiyay rikoorka Britain ee tartankaas, wuxuu dhowrkii sano ee la soo dhaafay qaatay billado dahab u badan ee tartanka orodna 5000m iyo kan 10000m ee qaaradda europe.

MO farah, waxaan la yeeshay waraysi dheer oo video ah oo ka hadlaya guud ahaan taariikhdiisa cayaaraha orodka, kaasoo dhowaan aad kaga boggan doontaan Bogga BBC ee BBCSomali.com

Wuxuu MO Farah, waraysigan kaga waramayaa guud ahaa taariikhdiisa cayaaraha, markii ay ku dhalatay ama cidda ku dhiirigalisay ka qaybgalka tartanka orodada.

Wuxuu kaloo MO ka hadlayaa in uu Soomaaliya ku laabtay iyo guud ahaan dareenkiisa ku wajahan Soomaalida.

BBC navigation

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.