Horyaalka adduunka ee tennis-ka

Wimbledon champion Lahaanshaha sawirka AP
Image caption Horyaalka tennis-ka, Djokovic

Ciyaartoyga tennis-ka ee Novak Djokovic oo u dhashay dalka Serbia ayaa ku guulaystay tartanka Wimbledon ee caanka ah kaddib markii uu ka adkaaday Rafael Nadal oo horyaalka haystay, waxaana uu ku badiyay afar ciyaarood.

Djokovic hore uguma guulaysan tartanka. Waxaana uu hadda noqonayaa lambarka 1aad ee kala horreynta ciyaartoyga tenniska ee adduunka marka liiska la soo saaro maalinta Isniinta.