Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Tartanka England Premier League

Lahaanshaha sawirka BBC World Service

Tartanka England Premier League, ayaa dib u bilaabanaya. Waxaa ku tartamaya labaatan koox. Waxaa sanadkan ku soo kordhay kooxaha Swansea, QPR iyo Norwich. Kooxaha Birmingham, West Ham iyo Blackpool oo sanadkii hore ku jiray Premier League way dhaceen.

Kooxaha kale waxaa ka mid ah Arsenal, Aston Villa, Blackburn, Bolton, Chelsea, Everton, Fulham, Liverpool, Man City, Man United, Newcastle, Stoke, Sunderland, Tottenham, West Brom, Wigan iyo Wolves.