Cayaaraha Sabtida ee England Premier Leage

Maanta waxaa kulan uu dhexmarayaa kooxaha:

Aston Villa V Newcastle Blackburn V Arsenal Bolton V Norwich Everton V Wigan Swansea V West Brom Wolves V QPR

BBC waxay toos idiinku soo gudbinaysaa kullanka dhexmaraya kooxaha Aston Villa iyo New Castle.

Newscastle kaalinta 4-aad ayay ku jirtaa iyadoo leh 8 dhibcood, halka Aston Villa ay kaalinta 9-aad ku jirto iyadoo leh 6 dhibcood.

Dhinaca Dhibcaha kooxaha Manchester United iyo Manchester City ayaa 12 dhibcood labaduba leh, Chelsea oo kaalinta sadexaad ku jirta waxay leedahay 10 dhibcood. Koox Liverpool waxay ku jirtaa lixaad oo todoba dhibcood ayay leedahay waxaa ka sareeya Stoke iyo Newcastle. Tottenham waxay ku jirtaa booska 15-aad oo 3 dhibcood oo kaliya ayay leedahay.

Fulham, Blackburn iyo Swansea ayaa ah sadexda koox aee dhinaca dhibcaha ugu hooseeya, inkastoo ay Sunderland iyo Norwich ay isku dhibco yihiin.