Zambia oo u gudubtay final-ka African Cup

Xulka Zambia oo dabbaal degaaya Lahaanshaha sawirka Reuters
Image caption Zambia ayaa ka guulaysatay Ghana

Xulka Qaran ee dalka Zambia ayaa u gudbay final-ka cayaaraha Qaramada Afrika, waxay ka guulaysteen kooxda Ghana oo ay ugu badiyeen 1 - 0.

Goolka xulka Zambia waxaa dhaliyayEmmanuel Mayuka oo cayaarta gadaal ka soo galay.

Ghana waxay ka mid ahayd kooxaha la filayay inay ku guulaysataan koobka Qaramada Afrika