Liverpool hogaanka ayay qabatay

Liverpool 3-1 Crystal Palace.

Liverpool waxay yeelatay 16 dhibcood iyada ayaana hoggaanka u qabatay kala horreynta kooxaha.

Arsenal ayaa ku xigta oo leh 15 dhibcood.

Manchester City iyo Tottenham min13 dhibcood ayay kaalimaha 3aad iyo 4aad horyaalka kaga jiraan.

Waxayna kaloo Kooxuhu isaga hor yimaadeen:

Cardif 1-2 Newcastle.

Fulham 1-0 Stoke

Hull 0-0 Aston Villa

Sunderland 1-2 Manchester United.

Manchester United maantana way sigatay oo iyada ayaa goolka lagu bilaabay hase ahaatee waxaa u suurta gashay inay ugu dambaysta ka badbaaddo guuldarrooyinkii toddobaadyadii dhow la soo dersay kooxda haysata horyaalka hadda loo tartamayo.

Waa toddobaadkii 7aad ee tartanka horyaalka kubbadda cagta ee Ingiriiska sanad-ciyaareedka 2013/2014.