Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Koobka adduunka kooxaha Afrika

Shan dal ayaa Afrika u soo baxey cayaaraha koobka adduunka, ee sanadka soo socda ee 2014 lagu qaban doono dalka Brazil. Dooda Jimcaha waxaanu kaga hadlaynaa rajada ay leeyihiin kooxaha Afrika.

Su'aasha la is weydiinayaa waxa ay tahey ma ka gudbi doonaan rogaalka hore. Waxa dooda, oo gabdho badani ka qeyb galeen, waday Abdirazak Haji Mohamed Sirad.