Natiijooyinka kulammada horyaalka

Vincent Company Lahaanshaha sawirka PA
Image caption Kabtanka kooxda Manchester City

Waxaa galabta guulaystay Man City, Man Utd, West Brom, Fulham, Crystal Palace iyo Hull.

Ciyaarihii Sabtidan kooxaha iska hor yimid sidatan ayay u kala badiyeen:

Manchester City 4-1 Southampton.

Man City kaalinta 2aad ayay soo gashay iyadoo leh 70 dhibcood.

Aston Villa 1-2 Fulham

Cardif 0-3 Crystal Palace

Hull 1-0 Swansea

Newcastle 0-4 Manchester United

Norwich 0-1 West Brom

Chelsea v Stoke oo iyagu goor dambe kulmaya.

Arsenal iyada berrito oo Axad ah ayaa lagu dheggan yahay waxayna iska hor imanayaan Everton.

Liverpool-na West Ham ayay is-hayaan berrito.