Natiijooyinka horyaalka ee toddobaadkan

Tottenham stadium Lahaanshaha sawirka Tottenham
Image caption Garoonka kooxda Tottenham

Galabta waxaa dhacay ciyaaro ka tirsan horyaalka Ingiriiska oo dhexmaray kooxaha:

West Brom 3-3 Tottenham

Crystal Palace 1-0 Aston Villa

Fulham 1-0 Norwich

Southampton 0-1 Cardif

Stoke 1-0 Newcastle

Sunderland 0-1 Everton

Tartanka horyaalku gebagebo ayuu ku dhow yahay, afar ciyaarood ayaa kooxaha badankooda u harsan, sidaas darteed kooxaha qaar waxay u ordayaan kaalimaha hore, halka qaar kalana ay ka cararayaan inay hoos u dhacaan oo ay ka haraan tartanka horyaalka ee sanadka dambe.

Isku aadka afarta kooxood ee u soo baxay horyaalka Yurub:

Chelsea iyo Atletico Madrid.: Talaadada 22 bishan ayay ciyaarayaan.

Real Madrid v Bayern Munich Arbacada 23 bishan ayay kulmayaan.