Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Dhageyso barnaamijka cayaaraha todobaadka

Barnaamijka cayaaraha ee todobaadkan waxaad ku maqli doontaan tartamada horyaallada Ingiriiska, Talyaaniga iyo midka qaarada Yurub ee Champions league loo yaqaano. Waxaana idin la socon siinaya Weriyaha BBC-da Adan Sabrie.