Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Barnaamijka Ciyaaraha

Waa barnaamijka ciyaaraha oo toddobaad walba aad ka dhegeysataan Laanta Af-Soomaaliga ee BBC London.

Waxaana soo jeedinaya Aden Sabriye oo si weyn uga hadlaya dhammaadka horyaalka kubbadda cagta ee Ingiriiska oo ay qaadday kooxda Manchester City.