Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Daawo: Qadar oo lagu eedeynayo musuqmaasuq

Masuuliyiinta Qadar ayaa la kulmay madaxa baaritaanada FIFA, Micheal Garcia, kadib markii ay soo baxeen eedeymo in mid kamid ah gudiga kubadda cagta ee FIFA oo Qadar u dhashay, Moxamed bin Xammam, uu siiyay dhowr milyan masuuliyiinta kubadda cagta si ay u taageeraan Qadar inay qabato koobka adduunka.

Waxaa hadda jira cadaadis in mar kale lagu tartamo qabashada koobka adduunka laakiin Qadar ayaa beeninaysa.