Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Kor ka daawo Brazil

Koobka Adduunka 2014: Brazil oo dusha laga sawiray

Diyaargarowgii ugu dambeeyay ayaa loogu jiraa koobka adduunka ee sanadka 2014 ka dhacaya Brazil, oo bilaabanayo todobaadkan.

Ka hor bilaabashada cayaaraha, BBC News ayaa wax badan ka diyaarisay dalka oo aan ku ekayn waddooyinka.

Qalabka duula ee hexacopter BBC hawada loo diray si loo eego Brazil sida ay u eg tahay marka dusha laga sawirro.

Waxaa soo saaray qaybta BBC-da caalamka la hadashay u qaabilsan video-yada caalamka.

Duuliye: Owain Rich. Kaamarada: Rhian John-Hankinson, Chris West. Soo saare: Jonathan Wells