Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Taariikhda Koobka Adduunka

Koobka kubadda cagta ee adduunka ee ka socda waddanka Brazil waa kii 20-aad tan iyo markii ay ciyaarahan bilowdeen 1930-kii.

Haddaba haddii aanu idin xasuusino taariikhda koobkan adduunka ee ay ku loollamaan kooxo rag ah oo ka kooban waddammada xubnaha ka ah Xiriirka Kubbadda Cagta ee Adduunka ee magaciisa loo soo gaabiyo FIFA oo iyagu mas'uul ka ah maamulka ciyaarahan.

Taariikhdaas oo kooban waxaa inoo haya Cabdifitaax Ibraahim Cagayare.