Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Taariikhda Kooxda Ghana

Xulka Ghana oo lagu naanayso Xidigaha Madoow, ayaa laga filayaa in ay ugu yaraan muujiyaan dadaalkii ay soo bandhigeen koobkii adduunka ee 2010-ka.

Xulka Ghana ayaa ku jira guruub aad u adag walow ay rajo qabaan.

Ghana waxaa u safan ciyaaryahanno khibrad badan leh, oo heer caalami ahna ka dheela.

Warbixin ku saabsan xulka Ghana waxaa inoo haya Cabdifataax Ibraahim Maxamed (Cagayare).