Soo dejiso qalabka wax-ku-dhageysiga ee hoose

Muuqaal tayo sare leh mp3 (3 Mb)

Taariikhda Kooxda Nigeria

17 Juunyo 2014 Markii ugu danbaysay ee la cusbooneysiiyay 08:29 SGA 05:29 GMT

Kooxda Nigeria ayaa si habsami leh ugu soo baxday tartanka koobka adduunka ee ka socda waddanka Brazil.

Xulka ayaa ka dhisan difaaca iyo weerarka.

Kaddib markii ay usoo bixi waayeen koobkii Qaramada Afrika ee 2012-ka, xulka Nigeria ee lagu magacaabo Super Eagles, ayaa isbedel wax ku ool ah lagu sameeyay, waxaana tababare Steven Keshi, uu ku dadaalay in xulka ay ku badnaadaan ciyaartooy da' yar ah.

Cabdifitax Ibrahim Cagayare ayaa warbixintan ka diyaariyay.