Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Video: Cayaaryahanka Yacin Brahimi

Daawo Video ka hadlaya taariikh cayaareedka Yacin Brahimi, oo u sharaxan cayaaryahanka sanadka Africa ee BBC.